Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 9: GARSOORKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
(CHAPTER 9: THE JUDICIARY OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA)
Madaxa Labaad: Maxkamadaha Jamhuuriyadda Federaalka
Somali (Original)

Qodobka 134aad: Maxkamadaha Darajada Koowaad

Maxkamadaha darajada koowaad waxay leeyihiin ikhtisaas federaali ah iyo mid heer dawlad goboleed ah, waxayna ka garnaqaan, go'aanna ka gaaraan dhammaan noocyada dacwadaha labada heer ee aan Dastuurkan ama xeerar kale si kale u tilmaamin.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Maxkamadaha darajada koowaad waxay qaadaan dacwadaha heer federaal iyo heer dowlad-goboleed. Waxay dhageystaan oo go’aan ka gaaraan dhammaan dacwadaha labada heer, marka laga reebo kuwa Dastuurka ama shuruuc kale ay maxkamado kale u xilsaareen.
English

Not available.

Questions & Comments (0)