Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 9: GARSOORKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
(CHAPTER 9: THE JUDICIARY OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA)
Madaxa Afaraad: Maamulka Garsoorka
Somali (Original)

Qodobka 144aad: Dhisidda Golaha Sare ee Garsoorka

(1) Waxaa la dhisayaa Golaha Sare ee Garsoorka kaas oo xaqiijinaya madaxbannaanida garsoorka.

(2) Golaha Sare ee Garsoorka waa in uu ahaadaa mid maamul iyo maaliyad ahaan madaxbannaan.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Waxaa la dhisayaa Golaha Sare ee Garsoorka, kaas oo mas’uul ka ah ilaalinta madaxabannaanida garsoorka. Goluhu wuxuu madaxabannaani u leeyahay maamulkiisa iyo maaliyaddiisa.
English

Not available.

Questions & Comments (0)