Qodobka 123aad: Dhaarta Golaha Wasiirrada
Xubnaha golaha wasiirrada waxaa dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Federaalka ama garsoore uu usoo igmado, waxayna marayaan dhaarta soo socota: "Aniga oo ah _________________________________, waxaan ku dhaaranayaa magaca llaahay inaan daacad u noqdo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; dhawrana Shareecada islaamka, Dastuurka iyo xeerarka dalka; uguna adeego xilka la ii magacaabay dadka iyo dalka si xilkasnimo, hufnaan iyo islaxisaabtan ku jirto, aniga oo ilaalinaya sirta hawsha la igu aaminay".
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
