Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 10: XAFIISYADA IYO GUDDIYADA MADAXABANNAAN
(CHAPTER 10: INDEPENDENT OFFICES AND COMMISSIONS)
Somali (Original)

Qodobka 154aad: Xafiiska Garyaqaanka Guud

Dastuurkan wuxuu dhisayaa Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, waxaana xeer gaar ah ku soo saaraya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo qeexaya qaabdhismeedka Xafiiska Garyaqaanka Guud, habraaca magacaabista iyo xilkaqaadistiisa xilkiisa iyo muddoxileedkiisa.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Dastuurku wuxuu dhisayaa Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda. Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaraya sharci gaar ah oo qeexaya qaabdhismeedka xafiiska, habka loo magacaabayo loogana qaadayo xilka Garyaqaanka Guud, iyo muddada uu xilka haynayo.
English

Not available.

Questions & Comments (0)