CUTUBKA 10: XAFIISYADA IYO GUDDIYADA MADAXABANNAAN
(CHAPTER 10: INDEPENDENT OFFICES AND COMMISSIONS)
Somali (Original)
Qodobka 155aad: Hay'adda Culumada Soomaaliyeed
Dastuurkan wuxuu dhisayaa Hay'adda Culumada Soomaaliyeed oo ka kooban 9 xubnood oo uu magacaabayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xeer uu soo saaro Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahinayaa xilalka hay'addan iyo muddada xilhaynteeda.
English
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Somali
Dastuurku wuxuu dhisayaa Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ka kooban sagaal xubnood oo uu magacaabayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sharci uu soo saaro Baarlamaanka Federaalka ayaa qeexaya waajibaadka hay’adda iyo muddada ay xubnaheedu xilka haynayaan.
English
Not available.
